If you do not find what you're looking for, you can use more accurate words.
(Xarfaha Labanlaabma iyo Sharciyadooda) Waxyaalaha hab qoraalka soomaaliga wanagsan meel mariya waxaa ka mid ah:
ruuxa wax qoraya in uu ilaaliyo xeerka iyo shuruucdda ee xarfaha labanlaabma.
Maxaa yeelay taasi waxa ay keenaysaa in qofka qiimo wanaagsan lagu siiyo
dhigaal qoraalkiisa afka, isla markaana ku meel mari karaayo.
Risaaladan yari waxaay caawinaysaa dadka raba inay qoraalka somaliga .bilaabaan ama bilow utahay