English  

كتب xarfaha labanlaabma iyo sharciyadooda

اذا لم تجد ما تبحث عنه يمكنك استخدام كلمات أكثر دقة.

عرض المزيد

Xarfaha Labanlaabma iyo Sharciyadooda (كتاب)


(Xarfaha Labanlaabma iyo Sharciyadooda) Waxyaalaha hab qoraalka soomaaliga wanagsan meel mariya waxaa ka mid ah:
ruuxa wax qoraya in uu ilaaliyo xeerka iyo shuruucdda ee xarfaha labanlaabma.
Maxaa yeelay taasi waxa ay keenaysaa in qofka qiimo wanaagsan lagu siiyo
dhigaal qoraalkiisa afka, isla markaana ku meel mari karaayo.
Risaaladan yari waxaay caawinaysaa dadka raba inay qoraalka somaliga .bilaabaan ama bilow utahay