If you do not find what you're looking for, you can use more accurate words.
Gogoldhig Qaamuuskani waa mirihii hawl adag oo muddo dheer soo socotay. In uu mudadaas dheer qaato waxaa ugu wacan maadaama uu qayb ka ahaa sababihii loo sameeyey mashruuca Cilmibaarista Soomaaliyeed (Studi Somali)1, waxaa hawlgalkiisu billaabmay kaddib markii la soo saaray sannadka 1985 Qaamuuska Soomaali-Talyaani (Agostini F., A. Puglielli e Ciise