اذا لم تجد ما تبحث عنه يمكنك استخدام كلمات أكثر دقة.
Buug-yarahan waxaa loo qoray si aad u kooban si uu qof kasta ugu fududaado fahamka iyo ku-dhaqankaba. Waa nuxurka aan ka soo saarnay labada buug ee: Nusuk Ibn Baz iyo Nusuk al-Albani (Allah ha u naxariisto labadoodaba). Si loo soo koobo, waxaan ku koobnay sheegista arrimaha qaab qodobbo ah annagoon u galin xujada iyo qoraallada dheer, annagoo raacinnay tixraacyo si ay ugu fududaato qofkii raba inuu dib ugu laabto mashaadirta asalka ah. Allah ayaana gargaar laga warsadaa.